Introduction to a graphic design
Essential graphic designer tools & software's
Find a supportive design Community + Inspiration
Conclusion
Design theory and foundation
Learn to create in-demand design Projects
Train and Develop Your Eye For (Good) Design
Akhyaarta soo dhowaada Ku soo Dhowaada ( WADADA SAXAN EE AAD KU NOQON KARTID GRAPHIC DESIGNER ) waa hage ku tusinaya wadada saxsan ee aad ku noqolahayd graphic designer farta ka xiran, waana koorso Ku baxaysa Af-kaaga hooyo 100% free ah .
Maku fakartay mar uun inaad barato graphic design-ka?
Ma raadinaysay meel aad sifiican ugu barato asaasiyaadka graphic design-ka?
Ma tahay graphic designer Cusub ma isku aragtay in ay kugu adagtahay inaad doorato coloroda is qaata.
Ma isku aragtay inay kugu adagtahay doorashada far qurux badan oo ku habboon designka aad samaynaso
Ma isku aragtay in aanuu qurxoonayn design-kagu adiga oo dadaal badan galinya .
Hadaba koorskaan waa kooraskaagi ………..
Koorsadaan waxa loogu talagalay akhyaarta rabta inay noqdaan graphic designers, waxayna ku hagaysaa waddada saxan oo uu ku noqon karo graphic designer Diyaarsan .
Sidoo kale koorsandaan waxay anfacaysaa asxaabta Graphic designers-ka ah Lakin aanay wali u fadhiyin asaasiyaadka iyo theory-yada graphic designka.
thanks you ustaad
Markale mahadsanid Ustaad xaydar
mahadsandiin
Good course
course ka fiican waligay wllhi ma qaadan oo design principle ka sidaa ii fahansiisay
Magacaygu waa Farxaan Siciid Maxamed. ugu horayn Waxaa mahad u sugnaatay Allaah. mar labaadna waxa aan halkan mahad aan la soo koobi iska leh, ustaad xaydaro. ustaad Allaah ha kaa abaal mariyo, course kan aad noogu deeqday.
Magacaygu waa Farxaan Siciid Maxamed. ugu horayn Waxaa mahad u sugnaatay Allaah. mar labaadna waxa aan halkan mahad aan la soo koobi karin iska leh, ustaad xaydaro. ustaad Allaah ha kaa abaal mariyo, course kan aad noogu deeqday.
Ustaad xeydar baad u mahadsanthy waxaad noo furtay ilo badan oo naga xirnaa
Magacaygu waa Farxaan Siciid Maxamed. ugu horayn Waxaa mahad u sugnaatay Allaah. mar labaadna waxa aan halkan mahad aan la soo koobi karin iska leh, ustaad xaydaro. ustaad Allaah ha kaa abaal mariyo, course kan aad noogu deeqday.
Thanks ustad xaydar
Course certificate ma laha miyaa waa dhameeyay
Ustaad Xayder Mahadsanid
Thank you so much Ustaad
Thanks ustad xaydar ilahay haka abalmariyo
waa kooras aad u muhiima runtii aad buu u mahadsan yahay ustaad xaydar
shukran ustad heyder waxan halkan usoo galay sian Aasaasiyaadka uga dhismo waxana ku hanwaynaha graphic designer profissional inan noqdo bilaw ayaan ahay
wan dameeyay courseka lkn certificate ma iso bahooyo why ?
99 Reviews
3 days ago
Excellent
6 days ago
Waa Koorso kugu hagaysa Kuna tusinaysa wadada ugu fiican uguna saxsan ee aad ku noqon kartid Graphic designer Farta ka xiran . waa Fursad runtii anfici doonta qofkasta oo bilaw ku ah xayndaabka graphic designka . Mahadsanid Waaberi media team
6 days ago
Aad Ayaad U Mahadsan Tihiin Ustaad Xaydar iyo Ustaad Abdirahman Omar Waabari Sida Wanaagsan Ee Noogu Hagar Baxdeen Nooguna Soo Koobteen Cashar Wakhti Dheer Qaadan Lahaa guulaysta
Brand Identity Designer || Graphic Design Coach
Ibrahim Botan siyad
Waxaan halkan ka bartay graphic design waxaan u mahadcelinaa ustaad Xeydar waxaad I fahamsiisay xog mihiim ii ahayd